mushaari
(m.dh)

ld mushaalli.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushaari

mushaalli [m.dh]
Cunto jilicsan oo laga sameeyo badar iyo biyo laysku kariyey oo noqda hoore rib ah; shurbad. ld mishaari, mushaari.

mushaalliyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
Badar mushaalli ka dhigid. ld mishaariyee, mushaariyee.

mushaalliyeyn [m.f.dh]
eeg mushaalliyee. ld mishaariyeyn, mushaariyeyn.

mushaariyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yeeyay, -yeysay)
ld mushaalliyee.

mushaariyeyn [m.dh]
ld mushaalliyeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg