mushkilo
(m.dh)

ld mushkilad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mushkilo

xal [m.l]
Maaro; mushkilo ama mas'alo maaro u helid.

ammuur [m.dh] (-ro, m.l)
1. Arrin; mushkilo. 2. Allabari. ld ummuur.

ammuuraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax mushkilo hayso ahaansho.

ammuuree [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
Wax mushkilo hayso ahaansho.

mushkilad [m.dh] (-do/mashaakil, m.l)
Dhib aad u weyn. ld mushkilo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg