musmaar
(m.l) (-rro/masaamiir, m.dh)

Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.

musmaar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musmaar

bixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax meel uu joogay ama yaallay ka saarid. 2. Wax sida musmaar qodax iwm meel uu ku mudnaa ka siibid. 3. Wax halis ka badbaadin. 4. Qof, wax uu hayey cid kale siin. 5. Dab iwm shidid. 6. Magac u b.: nafley, meel iwm magacsiin. 7. Wax u b.: qof dhintay wardi ama sadaqa u hibayn. 8. Isu b.: wax kala qoqoban isufurid. 10. Isu b.: laba qof tartansiin. 11. Kala b.: kala saar. ld bixi.

masaamiir [Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural]
eeg musmaar¹.

musbaar [m.l]
ld musmaar¹.

musbaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
ld musmaar².

musbaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musmaaran.

musbaarasho [m.dh]
ld musmaarasho.

musbaarid [m.dh]
ld musmaarid.

musbaarnaan [m.dh]
ld musmaarnaan.

musbaarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld musmaarnaan.

musbaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld musmaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg