musmaaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Wax musmaar lagu dhuftey ahaansho. ld musbaaran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musmaaran

musbaaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld musmaaran.

musmaarnaan [m.f.dh]
eeg musmaaran. ld musbaarnaan, musbaarnaansho, musmaarnaansho.

musmaar [m.l] (-rro/masaamiir, m.dh)
Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.

musmaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg