musmaarid
(m.f.dh)

eeg musmaar². ld musbaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musmaarid

musbaarid [m.dh]
ld musmaarid.

musmaar [m.l] (-rro/masaamiir, m.dh)
Bir yar alwaaxda layskula qabto, oo af dhuuban iyo sal ballaaran leh. ld musbaar¹.

musmaar [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Musmaar wax iskula dhejin. 2. Ku m.: cid,cid kale ku dirid. ld musbaar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg