musmaaro
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-rtay, -ratay)

Wax musmaar ku qodbasho. ld musbaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musmaaro

musbaaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
ld musmaaro.

musmaarasho [m.f.dh]
eeg musmaaro. ld musbaarasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg