mustagfi
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

M. ah: qof hanti ku filan leh. ld mustakafi, mutakafi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mustagfi

mustagfinnimo [m.dh]
ld mustakafinnimo, mutakafinnimo.

mustakafi [m.l]
ld mustagfi.

mustakafinnimo [m.dh]
ld mustagfinnimo.

mutakafi [m.l]
ld mustagfi.

mutakafinnimo [m.dh]
ld mustagfinnimo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg