mustareex
(m.l)

Dhib la'aan iyo nasiino; raaxo.

mustareex
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xay, -xday)

Dhib la'aan iyo nasiino ku jirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mustareex

mustareexi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid u raaxayn.

mustareexid [m.f.dh]
eeg mustareex².

mustareexin [m.f.dh]
eeg mustareexi.

mustareexsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax raaxo ku jira ahaansho.

mustareexsanaan [m.f.dh]
eeg mustareexsan. ld mustareexsanaansho.

mustareexsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mustareexsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg