mustareexsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax raaxo ku jira ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mustareexsan

mustareexsanaan [m.f.dh]
eeg mustareexsan. ld mustareexsanaansho.

mustareexsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mustareexsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg