musuqmaasuq
(m.l)

Khayaamo, eex, iyo mardadabaan cidi ku dhaqanto.

musuqmaasuq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

Khayaano, eex iyo mardadabaan cid kula dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh musuqmaasuq

musuqmaasuqid [m.f.dh]
eeg musuqmaasuq².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg