mutuutaxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld mataataxsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mutuutaxsan

mataataxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho. 2. Maro aad u duugowday ahaansho. 3. Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.

mutuutaxsanaan [m.dh]
ld mataataxsanaan.

mutuutaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld mataataxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg