mutuutixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld mataatixi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mutuutixi

mataatixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ka dhigid. 2. Maro aad u duugowday ka dhigid. 3. Miro aad u bislaaday ka dhigid. ld motootixi, mutuutixi.

mataatixin [m.f.dh]
eeg mataatixi. ld motootixin, mutuutixin.

mutuutixid [m.dh]
ld mataatixid.

mutuutixin [m.dh]
ld mataatixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg