mutuxnow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

1. Qof keli ah oo cidi wehelin noqosho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn noqosho. 3. Qof qaawan noqosho. ld mataxnow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh mutuxnow

mataxnow [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-naaday, -naatay)
ld mutuxnow.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg