muudi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muudi

maxamuudi [m.dh]
Nooc ka mid ah dharka la xirto oo midab cad leh; bafto.

muud [m.l]
ld muudid.

muudid [m.f.dh]
eeg muud³. ld muud¹.

muudin [m.f.dh]
eeg muudi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg