muudsii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)ld muursii.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muudsii ↴
muudsiin [m.dh]
ld muursiin.
muursii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.
muursiin [m.f.dh]
eeg muursii. ld muudsiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg