muudso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)ld muurso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muudso ↴
muurso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
muud [m.l]
ld muudid.
muud [m.l] (-do, m.dh)
(baay.) Dareere hurdi-caddaan saafiya ah, kaasi oo soo hadha marka dhiiggu xinjiroobo kaddib, badanaana wuxuu ka kooban yahay balaasmo aan lahayn wakiillada xinjirowga dhiigga.
muud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Si dhuumasho ama qarsoodi ah kayn ama biyo dhexdood u marid. 2. Ka m.: biyo, kayn iwm meeshii laga galay ma'ahee meel kale oo ka fog ka soo bixid. 3. U m.: meel si qarsoodi ah u aadid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg