muufee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -faysay)

Cunto meel god ah ama dhismo loogu talagalay oo kulul ku dubid ama ku shiilid. ld moofee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muufee

moofee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-feeyay, -feysay)
ld muufee.

muufayn [m.f.dh]
eeg muufee. ld moofayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg