muufo
(m.dh)

1. Kimis ballaaran, wareegsan oo badarka laga sameeyo. 2. God ama dhismo kale oo aad u kulul oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. ld moofo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muufo

kibis [m.dh] (-bso, m.l)
Cunno laga sameeyo bur ama budada badarka oo biyo, caano ama wax kale lagu qaso oo dabadeed inta qaabab badan loo yeelo la dubo; muufo.

moofo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld muufo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg