muul
(m.l) (-lal, m.l)

1. M. ah; wax badan. 2. M. ah: wax, wax ugu wanaagsan. 3. Qof mingis laga tumayo, ciyaaraha loo ciyaaro middooda saddexaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muul

samuulad [m.l]
ld samoolad.

xammuul [m.l] (-llo, m.dh)
Rar; qaad. ld xamuul.

xamuul [m.l]
ld xammuul.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg