muunadaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Muunad leh ahaansho (wax). ld muunaysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muunadaysan

muunadaysnaan [m.f.dh]
eeg muunadaysan. ld muunadaysnaansho, muunaysnaan, muunaysnaansho.

muunaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
ld muunadaysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg