muunadee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-deeyay, -daysay)

1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muunadee

muunadayn [m.f.dh]
eeg muunadee. ld muunayn.

muunee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -neysay)
ld muunadee.

muunad [m.dh] (-do, m.l)
1. Tayo wanaagsan. 2. Qurux haybad. 3. Xurmo iyo sharaf. 4. Qayb yar oo u taagan alaab la suuq-gaynayo lagana arki karo nooca iyo sifada alaabtaas. ld muuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg