muunajebi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof sharaf iyo qiimo uu lahaa ka dhumin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muunajebi

muunajab [m.l]
Luminta qof lumiyo sharaf uu lahaa. ld muunajebid.

muunajebid [m.f.dh]
eeg muunajab². ld muunajab¹.

muunajebin [m.f.dh]
eeg muunajebi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg