muunee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -neysay)

ld muunadee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muunee

taallo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey. 2. Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey. Tus. “T. xusuuseed”.

gamuunee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-neeyay, -naysay)
Gemuun ku gani.

muunadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -daysay)
1. Cid sharfid ama xurmayn. 2. Wax qeymo u yeelid. ld muunee.

muun [m.l] (-nan, m.l)
1. Ugaarta midkooda lab ee hoggaamiya inta kale. 2. Dameer weyn oo lab ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg