muuqo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-qday, -qatay)

1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muuqo

dhexmuuqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qatay)
Ka dh.: qof, wax dheeraad ah oo uu dadka kale kaga yahay muujin.

muuqasho [m.f.dh]
eeg muuqo. ld muuqad.

tir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, rtay)
1. Wax muuqooda baabi'in. 2. Ka t.: wax wasakh ka sifayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg