muurree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -raysay)

1. Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid. 2. Keli socosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muurree

muurrayn [m.f.dh]
eeg muurree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg