muurri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muurri

muurrin [m.f.dh]
eeg muurri.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg