muursii
(Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2) (-iiyay, -iisay)

Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muursii

muudsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld muursii.

muudsiin [m.dh]
ld muursiin.

muursiin [m.f.dh]
eeg muursii. ld muudsiin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg