muurso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muurso

muudso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
ld muurso.

muursasho [m.f.dh]
eeg muurso. ld muudsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg