muusaw
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-saabay, -sawday; -saabi)

Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muusaw

muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.

muusoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld muusaw.

muus [m.l] (-sas, m.l)
1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld moos².

muus [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Biyo hoos u gelid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg