muuso
(m.dh)

Qosol yar oo dhoolluhu muuqdaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh muuso

dhoolbir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qosol yar ilkuhu muuqdaan qoslid; muusood; muusadbid.

dhoolkaqosol [m.l]
Ilka caddayn; muusood.

muusaabid [m.f.dh]
eeg muusaw. ld muusood.

muusaw [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-saabay, -sawday; -saabi)
Qosol yar oo dhooluhu muuqdaan sameyn. ld muusoo.

muusoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld muusaw.

muusood [m.l]
ld muusaabid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg