naagayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)1. Naag ka dhigasho. 2. Naag xiriir galmo la yeelasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naagayso ↴
naagaysasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naagayso. ld naagaysad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg