naajixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Wax naajax ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naajixi

naajixid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajax².

naajixin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naajixi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg