naallee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)

Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naallee

naalleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naallee. ld naallood.

naalloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld naallee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg