naallo
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad. 2. Yididdiilo wanaagsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naallo

naallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.

naalleyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naallee. ld naallood.

naalloo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld naallee.

naallood [m.l]
ld naallayn.

farax [m.l]
Dareen nayaayiro iyo naallo leh. ld faarax¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg