naax
(m.l)ld naaxid.
naax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)Nafley cayilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh naax ↴
naaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley cayilin.
naaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax cayilay ahaansho.
naaxsanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg naaxsan. ld naaxsanaansho.
naaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld naaxsanaan.
naaxuusjebid [m.dh]
ld maamuusjebid.
banaaxi [m.l]
ld banaaxiyid.
banaaxi [Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Lo'barwaaqo joogto ciyid. ld bunaaxi², bunnaahi².
banaaxin [m.dh]
ld banaaxiyid.
na [mu.dhm.ly]
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka koobaad ee wadarta ah, oo kuwa lala hadlayaa aanay ku jirin. Tus.
“Idinkaa na siiyay buuggan”.
na [Xiriiriye | Conjunction]
1. (-na) Qurub lagu xiriiriyo laba
tixood. Tus. “Dariishadda fur, nalkana
demi”. 2. Xataa. Tus. “Waxa Guuled la
siiyay Warfaana ha la siiyo”. 3. Midkoodna,mana. Tus. “Midkoodna ma imaan karo, qofna ma iman”, “Waxaan oo kale weligay ma arkin mana maqlin”.