nabadgal
(m.l)Badbaado.
nabadgal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-alay, -ashay; -geli)Waxyeello ka badbaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabadgal ↴
nabadgelid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabadgal².
bandow [m.l]
Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo.
baraare [m.l]
Nolol barwaaqo, caafimaad iyo nabadgalyo leh. ld baraaro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg