nabarraysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

Wax nabar ku dhacay ahaansho. ld nabaraysan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabarraysan

nabarraysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabarraysan. ld nabarraysnaansho, nabaraysnaan, nabaraysnaansho.

nabraysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nabarraysan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg