nabarree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Wax nabarro gaarsiin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabarree

nabarrayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabarree.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg