nabdaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Cabsi yar darteed hurdo ka kicid; hambabbaar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabdaad

nabdaaddi [m.l]
Salaan.

nabdaaddi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
Cid salaamid; bariidin.

nabdaaddin [m.dh]
ld nabdaaddiyid.

nabdaaddis [m.l]
ld nabdaaddiyid.

nabdaaddiyid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabdaddi². ld nabdaaddin, nabdaaddis.

nabdaadid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabdaad.

nabdaado [m.dh]
Salaan; bariido.

nabdaado [m.dh]
Si cabsi ku jirto uga kicidda hurdada.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg