nabdi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Dad colaadi dhextaal heshiisiin. 2. Cid salaamid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabdi

nabdid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabad².

nabdin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabdi.

nab [m.l]
ld nabyo.

nab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid. 2. Is n.: wax hurda iska dhigid. 3. Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg