nabran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax nabar ku dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabran

nabranaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabran. ld nabranaansho.

nabranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld nabranaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg