nabyo
(m.dh)

Been iyo fal aanay samayn oo cid lagu sheego. ld nab.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nabyo

nab [m.l]
ld nabyo.

nab [m.l]
ld nabyo.

nab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Cid fal ama hadal aanay samayn ama dhihin ku sheegid; masabidid. 2. Is n.: wax hurda iska dhigid. 3. Ku n.: wax meel ku dhejin. 4. Ciid, timo iwm dhejin. 5. ld naab³.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg