nacab
(m.l)

1. Cadow; xaasid. 2. Qof aan naxariis lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacab

hargaamo [m.dh]
Si nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo.

nac [m.l]
Colaad uurka la isugu hayo; nacayb.

nac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday; -nici)
1. Rabid la'aan. 2. Is n.: quus iyo rajo la'aan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg