nacalad
(m.dh) (-do, m.l)

Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.

nacalad
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacalad

nacaladaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Wax nacalad ku dhacday ahaansho. 2. Wax aad loo ceebeeyay ahaansho. ld lacanadeysan, lacnadeysan, nacalladeysan.

lacanad [m.dh] (-do, m.l)
ld nacalad¹.

lacanad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld nacalad².

lacanadayn [m.dh]
ld nacaladeyn.

lacanadee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-deeyay, -deysay)
ld nacaladee.

lacanadeyn [m.dh]
ld nacaladeyn.

lacanadeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld nacaladeysan.

lacanadeysnaan [m.dh]
ld nacaladeysnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg