nacaladow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacaladow

lacanadow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
ld nacaladow.

nacaladoobid [m.f.dh]
eeg nacaladow. ld lacanadoobid, nacalladoobid.

nacalladow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday)
ld nacaladow.

nacalad [m.dh] (-do, m.l)
Caro Eebbe dusha ka saaro cid caasidey. ld lacanad¹, lacnad¹, nacallad¹, nacalle, nacdal¹.

nacalad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid. 2. Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad², lacnad², nacallad², nacdal².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg