nacalladow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday)

ld nacaladow.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacalladow ↴

nacaladow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
1. Qof nacaladi ku dhacday noqosho. 2. Qof aad loo ceebeeyey noqosho. ld lacanadow, nacalladow.

nacallad [m.l]
ld nacalad¹.

nacallad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
ld nacalad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg