nacasee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-seeyay, -seysay)

Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacasee

nacaseyn [m.f.dh]
eeg nacasee.

nacas [m.l] (-so, ml, -syo/nacas, m.dh)
Qof caqli yar; doqon; dabbaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg