nacash
(m.l)

1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacash

naxash [m.l]
(naxash/-shyo, m.dh) ld nacash (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg