nacasnimo
(m.dh)

Nacas ahaansho. ld nacastooyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacasnimo

caallannimo [m.dh]
Caalle ahaansho; nacasnimo.

habila'aan [m.dh]
Caqli yari, nacasnimo.

nacastooyo [m.dh]
ld nacasnimo.

qaballuus [m.l] (-syo, m.dh)
Qof qaangaar ah oo garmaqaatenimo iyo nacasnimo isku darsaday.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg