nacasow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Nacas noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh nacasow

nacasoobid [m.f.dh]
eeg nacasow.

nacas [m.l] (-so, ml, -syo/nacas, m.dh)
Qof caqli yar; doqon; dabbaal.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg